27 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay 'hawlgal qorsheysan' oo ka dhacay Beerta Sheekhow oo 16 KM u jirta degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay werisay wakaaladda wararka ee dowladda Federaalka ee SONNA.

27 Al-Shabaab ah 'oo lagu dilay' Shabeellaha Hoose
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.