Press "Enter" to skip to content

Barn. Caweyska Washington: Dr. Cabdiweli Gaas

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, soona noqday Madaxweynaha Puntland.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

 

Comments are closed.