Maamulka gobalka Shabeellaha Dhexe oo magaalada Jowhar kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha gargaarka ayaa kala hadlay arimaha bani’adannimada iyo sidii adeegyada dowladeed loo…
wargeys.com
Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dadaallada dib u eegista dastuurka, ciidamada Danab…
Ku dhawaad 20 qof oo hubeysan ayaa markab xamuul ah ka afduubtay xeebaha Soomaaliya, waxaana ay la wareegeen gacan ku heynta marakbka, sida ay Talaadadii…
Kooxda Arsenal ayaa xalay rigoorayaal ku garaacday kooxda FC Porto si ay u gaarto wareega siddeedda ee Champions League markii ugu horeysay tan iyo sannadkii…
Kulan looga hadlayey adkaynta amniga inta lagu jiro bisha Ramadaan, oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka dhacay…
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa dib uga soo gurtay degaanno ay horey uga qabsadeen ururka al-Shabaab oo ka tirsan gobolka Mudug, sida ay…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Dowladda Federaalka ku hayso warbaahinta iyo baraha internet-ka ee kooxda Al-Shabaab, kuwaaso oo tobanaan…
Ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa in ay ka soo bexeen dhowr goobood oo ka tirsan deegaanada Galmudug. Sii akhri
Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay inay bartilmaameedsadeen ururka Al-Shabaab. Sii akhri
Goobaha lagu cabo qabrigayo iyomaandooriyaha kale ayaa magaalada Garissa kusoo badanayo xilli hogaamiyaasha gobolku ay sheegeen in falalka amni daro ee ka dhacayo gobalka ay…










