Toban waddan oo ku jira Naadiga Paris Club oo Soomaaliya ku lahaa in ka badan 2 bilyan oo dollar ayaa oggolaaday inay dayntaas ka cafiyaan…
wargeys.com
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar ay xalay maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ku qaadeen hoteelka SYL ee ku yaalla Muqdishu, waxaana weerarkan uu gaystay khasaare…
Cabudwaaq — Wararka ka imaanaya magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegay in halkaas lagu dilay wariye Cabdikariin Axmed Bulxan oo la shqeynayay Telefishinka iyo Radiyaha…
Dagaal ayaa xalay ka dhacay magaalada Beeledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Dowlad Goboleedka Hirshabeeelle iyo kuwa taabacasan maamul…
Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 99% deymihii ay ku lahaayeen xubnaha Naadiga Paris Club ee dalalka deymaha leh in laga cafiyay, sida ay Paris Club ay…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa joojiyey in shirarka khuseeya Hay’adaha Dowladda ee lagu qabto meel ka baxsan dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay golaha. Sii…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad muuqaal ah oo la sii duubay oo warbaahinta lala wadaagay maanta kaga hadlay dastuurka Soomaaliya, oo…
Shacabka magaalada Baydhabo ayaa soo dhaweeyay dhismaha waddooyin laami ah oo laga dhisay qaar kamid ah xaafadaha magaalada, iyada oo isbaddal laga dareemay muuqaalka iyo bilicda…










