Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dadaallada dib u eegista dastuurka, ciidamada Danab oo dhoolatus uga qeyb galay dalka dibaddiisa, iyo ciidamada militariga ee ka baxay meelo ka mid ah gobolka Mudug.
Wareysi: Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay arrimo kala duwan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Askarigii ka hortagay in khasaare culus ka dhasho weerarkii Xabsiga Dhexe
- Wareysi: Xanuunka Cagaarshowga oo ku soo badanaya Soomaaliya
- Shir lagu heshiisinayo beelo dagaallamay oo ka furmay Luuq
- Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka
- Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland
Comments are closed.