Suuqyada magaalooyinka Jowhar iyo Baledweyne waxaa sare u kac laga dareemay qiimaha lagu iibiyo qudaarta iyo Sisinta oo si aad ah loo isticmaalo xiliga Ramadaanka.…
wargeys.com
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ku socota ganacsatada ku nool caasimadda Soomaaliya inta lagu guda jiro bisha Ramadaan. Sii akhri
Dawladda Hoose ee degmada Gabiiley ee Somaliland ayaa soo gabo gabaysay mashruuca diiwan galinta iyo sumadaynta guryaha kaasi oo socday labadii sano ee u danbeeyey,…
Inta badan dalalka Muslimiinta ee caalamka ayaa Isniinta maanta ah billaabey soonka bisha Ramadan oo xalay bilatay, iyadoo Soomaaliyana ay ku jirto dalalka maanta inta…
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay 16 shirkadood iyo ashkhaas ay ku eedaynayso inay lacago u ururiyeen, una kala gudbiyaan ururka Al-Shabaab oo ah koox…
Sii akhri
Muslimiinta ku nool dalka Britain ayaa xalay masaajidada ku oogay habeenka koowaad ee salaadda Taraawiixda, kaddib marki xalay maqtibki lagu dhawaaqay in maanta oo Isniin…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan toddobaadkan ku eegeynaa; heerka fanka Soomaalida ee xilligan. Sii akhri
Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana dabku uu saameeyey qaar ka mid ah dukaamada ganacsiga…
Booliiska Soomaaliya ayaa maanta faahfahain ka bixiyey hub ay gacanta ku dhigeen kadib hawlgallo dhacay, waxayna sheegay in hubka la qabtay uu ka dambeeyey hoobiyayaal…










