Press "Enter" to skip to content

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay 16 shirkado iyo shaqsiyaad lala xiriiriyey Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay 16 shirkadood iyo ashkhaas ay ku eedaynayso inay lacago u ururiyeen, una kala gudbiyaan ururka Al-Shabaab oo ah koox xiriir la leh Al-Qaaciida.

Comments are closed.