Press "Enter" to skip to content

Koox hubeysan oo markab ka afduubtay xeebaha Soomaaliya

Ku dhawaad 20 qof oo hubeysan ayaa markab xamuul ah ka afduubtay xeebaha Soomaaliya, waxaana ay la wareegeen gacan ku heynta marakbka, sida ay Talaadadii sheegtay shirkad qaabilsan dhanka ammaanka Badda.

Comments are closed.