Press "Enter" to skip to content

R/W Xamza oo faro-geliyey xiisad ka taagneyd garoonka Aadan Cadde

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasi oo laba maalmood ay ka taagnayd cabasho ay samaynayeen dadka safraya kadib markii ay sheegeen in lagu soo rogay lacago dheeraad ah.

Comments are closed.