Press "Enter" to skip to content

Dadaallo gargaar loogu raadinayo dadka ku nool HirShabeelle

Maamulka gobalka Shabeellaha Dhexe oo magaalada Jowhar kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha gargaarka ayaa kala hadlay arimaha bani’adannimada iyo sidii adeegyada dowladeed loo gaarsiin lahaa degaanadii Al-Shabaab laga xoreeyay.

Comments are closed.