Dameer duurjoog ah oo ka mid ah kuwa naadir ah ka ah dunida, oo asal ahaan intooda badan ku noolaa deegaannada Soomaalida ayaa ku ilma…
wargeys.com
Fadhigii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhaamay buuq ka dib markii xildhibaannada qaar ay ka horyimaadeen ajnadaha oo…
Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka furmay toddobaadka cayaaraha Soomaalida Toronto, kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxo ka kala yimid Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka…
Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo xilka ka…
Iyadoo shalay Gudiga Doorashooyinka Somaliland ay Tafsiir sharci oo la xidhiidha doorashoyinka ay u gudbiyeen Maxkamada sare ayaa Mas’uulyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye ay…
Kenya ayaa dib u dhigi doonta dib u furista xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xiriira “mowjado weeraro ah” oo ay ku eedeysay Al-Shabaab,…
Barnaamijkan Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay waraysi aanu la yeelanay Sacda Mire oo ah professor ku takhasustay taariikhda aasaarta qadiimiga ah, macalinna ka…
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in laba gabdhood ay dhinteen kadib markii ay ku dhaceen war-biyood degaanka lagu magacaabo War Ciise oo…
Bishii May ee sannadkan ayey dawladda Kenya sheegtay inay oggolaatay in dib loo furo xuduudda ay la leedahay Soomaaliya oo rasmi ahaan xirnayd markaas ka…
Taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Daahir Cilmi Indhoqarsho ayaa sheegay in ciidamada dalwaddu ay awood u leeyihiin inay mas’uuliyadda amniga dalka kala…










