Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo xilka ka qaaday wasiirkii maaliyadda, halka uu magcaabay xubno cusub.
RW Somalia oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiirada
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.