Dagaallo xooggan oo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka la baxay SSC Khatumo ayaa maanta la sheegay inay ka dhaceen deeggaanno ka tirsan gobolka Sool.…
Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa ka bilowday wadahadallo u dhexeeya Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika EAC oo ay Soomaaliya codsatay inay…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay inta ay le’eg tahay rajada ah in Al-Shabaab laga adkaado, ayada oo gobollada dhexe ee Soomaaliya uu…
Magaalada Laascaanood oo ay sannadkan dagaallo qaraar ka socdeen ayaa dhinaca kale lagu soo warramayaa inay leedahay ciidan booliis oo degaanka ah. Taliyaha booliska maamulka…
Dalalka deriska la ah Soomaaliya ee loo yaqaan safka hore ayaa ballan-qaaday inay ka qeyb-galaan wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, islamarkaana ay…
Weerarka ayaa imanaya xilli ay ciidamada dawladdu wadaan guluf ka dhan ah ururka al-Shabaab, kaasi oo diiraddiisu tahay maleeshiyaadka al-Shabaab ee ku sugan maamul goboleedka…
27 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay 'hawlgal qorsheysan' oo ka dhacay Beerta Sheekhow oo 16 KM u jirta degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha…
Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in hal qof uu dhintay laba kalena ay dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta lala beegsaday xarunta dhul-bixinta ee maamulka gobolka…
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa…
Waxaa weli socda hawlgallada ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ay ka wadaan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug. Sii akhri










