Dadka ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ee ku nool Soomaaliya ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay qeybo ka mid ah Soomaaliya kula kulmayeen…
wargeys.com
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay qaadeen duqayn hor leh oo ka dhan ah ururka al-Shabaab toddobaadkan, taasi oo ka dhacday meel waqooyi bari kaga aaddan…
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku iskugu yimaadaan. Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay dib ugu celiyey golaha Guurtida Somaliland xeerarkii isku sidkayey doorashooyinka madaxtooyada Iyo ururada siyaasadda. Sii akhri
Maamulka Jubbaland oo kaashanaya Hay’adaha samafalka, ayaa dad barakacayaal ah ku ku wareejiyey dhul iyo guryo ay deegaansadaan, si ay uga baxaan barakaca. Sii akhri
Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey xisaab-xirka miisaaniyad sannadeedka 2022-ka, oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Maaliyadda. Sii akhri
Maleeshiyo hubaysan ayaa xalay afar qof ku dilay deegaanka Oogle oo qiyaastii 15 km u jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sii akhri
Ugu yaraan afar qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa lagu dilay, tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal malayshiyaad beeleed ku dhex maray degaano ku teedsan…
Bannaanbax kooban oo laga soo horjeeday is-afgaradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland ayaa shalay ka dhacay fagaaraha kasoo horjeeda safaaradda ay dowlada Itoobiya ku leedahay…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Axaddii ku booriyay Soomaliya iyo Ethiopian inay wada hadal ku xaliyaan muranka ka dhex oogan labada waddan…










