Dadka ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ee ku nool Soomaaliya ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay qeybo ka mid ah Soomaaliya kula kulmayeen dhibaatooyin tan iyo markii ay Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen is-afgaradka badda.

Wareysi: Duqa Dhuusomareeb oo ka hadlay xaaladda qowmiyadda Oromada
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.