Bannaanbax kooban oo laga soo horjeeday is-afgaradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland ayaa shalay ka dhacay fagaaraha kasoo horjeeda safaaradda ay dowlada Itoobiya ku leedahay magaalada London ee dalka Britain.

Dibadbax ka dhan ah is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya oo ka dhacay London
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.