Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa marti u ah Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aaden (Taliye Shub) oo ka sheekeynaya jacaylka, xilliga…
wargeys.com
Deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay shir muddooyinkan socodey oo lagu dhammeeynayay colaado u dhaxeeyay beelo wada dega bariga Mudug, kaas oo…
30 qof oo ka mid ah 36 ajaanib ah oo u kala dhashay Iiraan iyo Paaksitaan oo lagu helay kalluumaysi sharci-darro ah ayaa maanta horyimid…
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in luuqado ay ku jirto Soomaaligu halis ku jiraan dabar go' dhammaadka qarnigan, waxaana khuburada luuqadda Soomaliga ay sheegeen in…
Dhawaan waxaa lagu wadaa inuu billawdo wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Al Shabaab, kaas oo xilligii la filayey kadib dhacay, welina waxaa taagan in…
Shirkii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa shalay gelinkii dembe lasoo gabagabeeyay waxaana kasoo baxay qodobo inta badan la sheegayn in laga…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay shirka wadatashiga ee Muqdisho ugu soo dhammaaday madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxdii hore dalka uga soo…
Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay, dhowr kalana way ku dhaawacmeen qarax abaare Salaaddii Maqrib ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Benaadir. Sii…
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee Ingiriis ah Sabtidii, markii Arsenal ay ku lasoo wareegtay ciyaaryahanka khadka dhexe ee England 105 milyan ginni…










