Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa shalay ka taageeray Soomaaliya muranka kala dhexeeya Itoobiya, isaga oo sheegay in Masar aysan oggolaan doonin in dalna uu u hanjabo Soomaaliya iyo amnigeeda.

Wareysi: Danjire Daahir Geelle oo faah-faahiyey shirkii Xasan Sheekh iyo Al-Sisi
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.