Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Axaddii ku booriyay Soomaliya iyo Ethiopian inay wada hadal ku xaliyaan muranka ka dhex oogan labada waddan ee ka dhashay heshiiskii is-afgaradkii badda ee ay Ethiopia laga gashay Somaliland.

Xoghayaha guud ee QM oo wada-hadal ugu baaqay Soomaaliya iyo Itoobiya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.