Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta duqeyn cirka ah lagu burburiyay saldhigyo ay al-Shabaab ku lahaayeen magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud. Sii…
wargeys.com
Kadib dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa wararku sheegayaan in xalay xaaladdu deganayd. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka ka taagan xeerka lagu galayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland. Sii akhri
Magaalada Berbera waxaa maanta ka furmay bandhig dhinaca buugaagta ah, kaasi oo ay ka soo qayb galeen aqoonyahanno, qorayaal, sugaanyahanno iyo dhallinyaro xiisanaysa buugaagta goobta…
Xafiiska isku duwidda Gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay sheegay in cudurka daacuunka iyo shuban biyood ay ku faafayaan Soomaaliya. Sii akhri
Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa aroortii hore ee saaka ka hortagay weerar qorshaysan oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Caad ee gobalka Mudug,…
Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay habraaca wax ka beddalka dastuurka ku meel-gaarka ah ee Soomaaliya. Sii…
Qarax ismiidaamin ah ayaa galabta ka dhacay Muqdisho xilli ay magaalada ka socotay ciyaar kubadda cagta ah oo u dhaxaysay gobollada Banaadir iyo Gamudug. Sii…
Beeraleyda gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xilli beerashadii sanadkan dalagyadii ay dhigteen inta badan uu saameeyay cayayaan, kaas oo khasaariyay dalagyadii ay filayeen in ay…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan marti ku ah Anfac Aadan Cabdi oo ah gabar suxufiyad ah oo ku sugan Muqdisho, xubinna ka ah ururka…










