Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa aroortii hore ee saaka ka hortagay weerar qorshaysan oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Caad ee gobalka Mudug, oo bishii hore ciidamada ay kala waregeen kooxda.

Ciidamada Dowladda 'oo fashiliyey' weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Caad
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.