Magaalada Berbera waxaa maanta ka furmay bandhig dhinaca buugaagta ah, kaasi oo ay ka soo qayb galeen aqoonyahanno, qorayaal, sugaanyahanno iyo dhallinyaro xiisanaysa buugaagta goobta lagu soo bandhigay.
![](https://wargeys.com/wp-content/uploads/2024/01/01000000-c0a8-0242-3bfd-08dc1cdf5553_w800_h450.jpg)
Bandhigga Buugaagta oo maanta ka furmay Berbera
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad
- Kal-fadhiga baarlamanka Dowlad-Deegaanka Soomaalida oo furmay
- Natiijada horudhaca ee doorasho shalay ka dhacday Puntland oo la shaaciyey
- Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool
- Madasha Haweenka: Qeybtii labaad ee wareysiga Ayaan Kaaba
Comments are closed.