Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iskugu yeeray kulan ay yeeshaan madaxda federaalka iyo kuwa heer goboleed. Sii akhri
wargeys.com
Wasiirka beeraha ee dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa ka hadlay cabashooyin ka yimid beeralayda oo ku saabsan baraha amniga ee yaalla wadodoyinka ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay waxay ugu yeertay 'is-bedellada cusub ee ka dhacay Bariga Dhexe, iyada oo ugu baaqday 'dhinacyada ay khuseyso…
Tobankii sano ee lasoo dhaafay waxaa sannad walba kusoo noqnoqnayay Baladweyne fatahaad uu sameynayo Webiga Shabeelle. Sii akhri
Somaliland ayaa maanta laga xusay maalinta dhir beerista oo ku beegan 15-ka Apriil, iyadoo tiro dhir ah lagu beeray goobo kala duwan oo ay ka…
Dufcad cusub oo ka mid ah ciidamada Kumaandooska ah ee Danad ee Soomaaliya, islamarkaana uu taageero Mareykanka ayaa waxaa loo soo xiray tababar. Sii akhri
Sii akhri

Prof. Xuseen Warsame: Haddii aysan dowladdu qaadin canshuur waxay ku noqoneysaa deyntii laga cafiyay
Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; xaaladda dilalka dhalinyarada qurbajoogta, gaar ahaan kuwa Canada. Sii akhri
Weerarkii ay xalay Iran ku qaaday Israel saameyn intee la'eg ayuu gobolka ku yeelan karaa? Falastin Ahmed Iman ayaa su’aashaas weydiisey Dr Hassan Al-Bisri oo…









