Sii akhri
wargeys.com
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu fashil ku dhammaaday wadahal uu Nairobi kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida uu…
Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Kenya ayaa Khamiistii sheegay in Kenya ay soo jeedisay in heshiis dhinaca badda ah ay galaan dalalka IGAD, si…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay wararar soo baxay Khamiistii, kuwaas oo sheegayay inay Itoobiya la galeyso heshiis dhanka badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda diblomaasiyadeed…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee…
Sii akhri
Al-Shabaab ayaa saaka aroortii hore weerar kusoo qaaday xero ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubaland, kuna taal duleedka Waqooyi ee magaalada…
Wasiirka Amniga ee Jubaland, Jeneraal Yuusuf Dhuumaal ayaa faah-faahin ka bixiyey weerar ay Al-Shabaab saaka kusoo qaadeen xerada ciidamada ee Baarsanguuni, oo 45km dhinaca waqooyi…
Booliska ayaa adkeeyay ammaanka maagalada caasimadda ee Muqdisho, iyadoo ay jirto diginin amni xilli shacabka magaalada ay ku jiraan u dabbaaldagga ciidda, kadib markii ay…










