Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay wararar soo baxay Khamiistii, kuwaas oo sheegayay inay Itoobiya la galeyso heshiis dhanka badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhalatay is-afgaradkii ay la gashay Somaliland.
Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay heshiis la galeyso Itoobiya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.