Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa todobaadkan soo dhoweeyey codsi ay gudbisatay dawladda Soomaaliya oo ahaa in Midowga Afrika uu hoggaamiyo ciidamo caalami…
wargeys.com
Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan halis ku aaddan dhowr goobood oo ka mid ah Muqdisho oo uu ku jiro…
Iyada oo maalin qura ay ka dhimantahay Ciidda Soon-fur, ayaa waxaa suuqyada magaalada Muqdisho ka socda mashquul badan. Sii akhri
Soomaaliya ayaa haddda ka mida dalalka Amniga u adeegsanaaya muuqaal duubayaasha casriga ah, si gaar ahna magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ka dhalan kara khilaafka ka dhashay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya ee baarlamanka uu ansixiyey,…
Diyaarado dhowr ah oo duulimaadyo ku tegi lahaa garoonka Aadan Cadde International Airport ee Muqdisho ayaa maanta ka baaqsaday ka dib markii digniin amni ay…
Roobab maalmihii u dambeeyey ka da’ayey guud ahaan degmooyinka gobolka Awdal ayaa geystay khasaare dhimasho hal qof ah, kadib markii qofkaasi uu ku dhacay Bali…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay khudbad laga soo duubay la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed, waxa uu ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin siyaasadda maxalliga ah,…
Barnaamijkan waa mid gaar ah oo aan ugu tallagalnay munaasabbada Ciidul-Fitriga. Waxaa si wadajir ah noola socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar iyo Sahra Cabdi Axmed. Sii…










