Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan halis ku aaddan dhowr goobood oo ka mid ah Muqdisho oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport.

Safaaradda Mareykanka oo ka digtay halis kusoo wajahan Garoonka Aadan Cadde
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.