Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhaqaalaha Soomaaliya iyo caqabadaha ku gadaaman, ayada oo wafdi sare oo ka socda dowladda federaalka…
wargeys.com
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka waaberigii ay kooxo Macawisley, ah oo ka tirsan dadka deegaanka, ay weerar ku qaadeen saldhig…
Subaxnimadii hore ee saaka Ciidamada Jubaland iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa weerar ku qaaday deegaanada ku dhow dagmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan…
Dhuusamareeb — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo toddobaadkan khudbad u jeediyey ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Gor Gor iyo Danab oo dhawaan dhameystay tababarkoodii ayaa sheegay in…
Wasriirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan maalmahan magaaladda Washington, D.C., waxaana ay kulamo la leeyihiin…
Dhaqaatiirta Magalada Bosaaso ayaa sheegay in ay korartay Tirada dadka laga helayao cudurka kansarka ee Magaaloyinka Gobolka Bari gaar ahaan meelaha laamiga ka baxsan ee…
Barnaamijka Madasha Haweenka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haweenka iyo hal-abuurka ganacsiga, waxaana ku wareysaneynaa laba gabdhood oo hal-abuuryo ganacsi ka sameeyey Hargeysa. Sii…
Qaar ka mid ah magaalooyinkii ay hore xarumaha ugu lahaayeen ayaa isku diyaarinaya in ay iska diidaan burcad badeeddan in ay magaalooyinkooda soo degeen. Sii…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyey ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Gor Gor iyo Danab, kuwaas oo dhawaan dhameystay tababarkoodii. Sii akhri
Bankiga Adduunka ayaa warbixin uu soo saaray Isniintii kaga dayriyay xaaladda dhaqaale ee dalalka dunida ugu saboolsan oo uu sheegay in farqiga dakhliga dalalka saboolka…









