Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo Iran iyo Israel ugu baaqday inay 'xakameeyaan colaadda sii hureysa'

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay waxay ugu yeertay 'is-bedellada cusub ee ka dhacay Bariga Dhexe, iyada oo ugu baaqday 'dhinacyada ay khuseyso inay joojiyaan sii hurinta colaadda, ayna is xakameeyaan' sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r