Press "Enter" to skip to content

Warbixin: Xaaladda sicir-bararka iyo dhaqaalaha Soomaaliya

Bankiga Adduunka ayaa warbixin uu soo saaray Isniintii kaga dayriyay xaaladda dhaqaale ee dalalka dunida ugu saboolsan oo uu sheegay in farqiga dakhliga dalalka saboolka ah iyo kuwa qaniga ah uu si aad ah u kordhay shanti sano ee la soo dhaafay.

Comments are closed.