Muddooyinkii u dambeeyey suuqyo ganacsi oo kala duwan oo ku yaala qaar ka mid ah magaalooyinka Soomaalida ayaa waxaa qabsaday dab u gaystay khasaare maaliyadeed,…
wargeys.com
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in dawladiisu ay diyaar u tahay inay doorashada waqtigeedii ku qabato, islamarkaana uu diyaar u yahay…
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar u…
Shaqo la'aanta iyo isticmaalka maandooriyaha ayaa dhibaato weyn ah dhallinyarada Soomaaliyeed, sida lagu sheegay daraasado kala duwan, oo sanadkaan gudahiisa loogu soo bandhigay magaalada Muqdisho.…
Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnihii wasiirro heer goboleed oo la socda oo ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay inay mashaariic…
Magaalada Laascaanood oo colaad ay ka taagnayd tan iyo dabayaaqadii sannadkii tagay ayaa maanta lagu doortay hoggaanka Dhexe ee maamulka loogu magac daray SSC Khaatumo.…
Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta u dabbaal degaya 25 guurada kasoo wareegtay markii maamulkaas dhidibbada loo taagay. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay faah-faahinta weerarkii 24-kii July lagu qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku…
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay dib u dhagaysanaysay racfaanka ay qaateen qaar ka mid ah 36 kalluumaystao ajanaib ah oo horey…
Iyadoo shalay fiidkii iska horimaad uu dhexmaray Ciidmada Booliiska Somaliland iyo koox dablay oo isku urursaday deegaanka Gacan-Libaax ayay maanta qaar ka mid ah madax…










