Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta xilalkii ka qaaday laba ka mid ah wasiiradiisa, isagoo kuwo cusubna soo magacaabay. Sii akhri
wargeys.com
Afhayeen u hadlay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa mar kale ku celiyey in aanay qorshaysnayn kulamo dhexdhexaadin ah oo dhexmari doona madaxda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya illaa…
Sii akhri
Muqdisho — Garoonka Stadium Muqdisho waxaa galabta ku soo geba-geboobay cayaar final ah, oo ay u daawasho tageen kumanaan taageerayaal ah. Cayaartan finalka ah oo si…
Mas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa kooxo caafimaad u diray deegaano ka tirsan gobollada Togdheer iyo Saraar, kuwaasi oo hawlgalo isugu jira baaritaano iyo daweyn ka…
Sii akhri
Mashaariic dhanka horumarinta ah oo ay maalgalineyso dowladda boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shalay lagu daah-furay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri








