Mas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa kooxo caafimaad u diray deegaano ka tirsan gobollada Togdheer iyo Saraar, kuwaasi oo hawlgalo isugu jira baaritaano iyo daweyn ka fulin doona in ka badan 20 magaalo iyo tuulooyin.

Somaliland oo koox caafimaad u dirtay laba gobol
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.