Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka soo gala xuduuda koonfureed ee uu la wadaago Mexico.…
wargeys.com
Maamulka Hirshabelle ayaa ku guuleystay in uu xabbad joojin kala dhex dhigo maleeshiyo beeleed ka soo kala jeedo goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo uu…
Shir guddoonka labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa heshiis iyo is-afgarad ka gaaray khilaaf dhawaan ka dhex curtay kaasi oo ka dhashay xeerarka…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta dood ka yeeshay xaaladda guud ee Somaliland ee wakhtigan, iyadoo xildhibaanada qaar ay farta ku fiiqeen arrimaha siyaasadda, doorashooyinka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka aqbalay gogol wadahadal oo ay fidisay Puntland. Sii akhri
Cayaaraha maamul goboleedyada ee shalay ku soo dhammaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la aaminsanyahay in ay abuureen is-dhexgal bulsho iyo in dad badan oo ku…
Sii akhri
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedaka magaalada Baydhaba ee gobolka Bay. Sii…
Maamulka gobolka Awdal iyo madaxda dhaqanka ayaa ka wada hadlay adkaynta ammaanka iyo nabadgelyada gobolka, kulankaasi oo ka qabsoomay gudaha magaalada Boorama. Sii akhri
Dad rayid ah oo lagu dilay deegaanka Saxo ee gobolka Mudug Sii akhri









