Maamulka Hirshabelle ayaa ku guuleystay in uu xabbad joojin kala dhex dhigo maleeshiyo beeleed ka soo kala jeedo goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo uu dagaal ku dhex maray xadka labada gobal.

Beelo ku dagaalamay xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo xabad-joojin la dhex dhigay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.