Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay faah-faahinta weerarkii 24-kii July lagu qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen 27 askari, 72 kalena ay ku dhaaacmeen.

Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.