Maamulka Jubbaland oo kaashanaya Hay’adaha samafalka, ayaa dad barakacayaal ah ku ku wareejiyey dhul iyo guryo ay deegaansadaan, si ay uga baxaan barakaca. Sii akhri
wargeys.com
Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey xisaab-xirka miisaaniyad sannadeedka 2022-ka, oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Maaliyadda. Sii akhri
Maleeshiyo hubaysan ayaa xalay afar qof ku dilay deegaanka Oogle oo qiyaastii 15 km u jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sii akhri
Ugu yaraan afar qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa lagu dilay, tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal malayshiyaad beeleed ku dhex maray degaano ku teedsan…
Bannaanbax kooban oo laga soo horjeeday is-afgaradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland ayaa shalay ka dhacay fagaaraha kasoo horjeeda safaaradda ay dowlada Itoobiya ku leedahay…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Axaddii ku booriyay Soomaliya iyo Ethiopian inay wada hadal ku xaliyaan muranka ka dhex oogan labada waddan…
Madaxweynaha Masar Abdelfatah al-Sisi ayaa shalay shir jaraa'id oo ay Qaahira ku wada qabteen dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ka sheegay in Masar…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ku biiristii Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo waxa ay ka dhigan tahay. Sii…
Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa shalay ka taageeray Soomaaliya muranka kala dhexeeya Itoobiya, isaga oo sheegay in Masar aysan oggolaan doonin in dalna uu u…
Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaano hor leh oo ka mid ah Gobalka Shabeellaha Hoose. Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya in daadadku saameeyeen isku socodkii dadka iyo…









