Dagaal ayaa xalay ka dhacay magaalada Beeledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Dowlad Goboleedka Hirshabeeelle iyo kuwa taabacasan maamul…
wargeys.com
Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 99% deymihii ay ku lahaayeen xubnaha Naadiga Paris Club ee dalalka deymaha leh in laga cafiyay, sida ay Paris Club ay…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa joojiyey in shirarka khuseeya Hay’adaha Dowladda ee lagu qabto meel ka baxsan dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay golaha. Sii…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad muuqaal ah oo la sii duubay oo warbaahinta lala wadaagay maanta kaga hadlay dastuurka Soomaaliya, oo…
Shacabka magaalada Baydhabo ayaa soo dhaweeyay dhismaha waddooyin laami ah oo laga dhisay qaar kamid ah xaafadaha magaalada, iyada oo isbaddal laga dareemay muuqaalka iyo bilicda…
Maamulka gobalka Shabeellaha Dhexe oo magaalada Jowhar kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha gargaarka ayaa kala hadlay arimaha bani’adannimada iyo sidii adeegyada dowladeed loo…
Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dadaallada dib u eegista dastuurka, ciidamada Danab…
Ku dhawaad 20 qof oo hubeysan ayaa markab xamuul ah ka afduubtay xeebaha Soomaaliya, waxaana ay la wareegeen gacan ku heynta marakbka, sida ay Talaadadii…
Kooxda Arsenal ayaa xalay rigoorayaal ku garaacday kooxda FC Porto si ay u gaarto wareega siddeedda ee Champions League markii ugu horeysay tan iyo sannadkii…










