Midowga Yurub ayaa ansixiyey lacag 20.5 milyan oo Euro ah oo lagu taageerayo miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah barnaamijka dowlad dhiska iyo taageerada deyn cafinta ururka ee Soomaaliya oo loo soo gaabiyo SRBC.

Midowga Yurub oo dib u billaabay taageerada miisaaniyadda Dowladda Federaalka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Farmaajo oo soo dhoweeyey heshiiska Golaha Wadatashiga
- Barasaab Cismaan Axmed Xasan oo maanta lagu aasay Hargeysa
- Jubaland: In ka badan 3,500 oo geel ah oo u dhintay cudur
- Muqdisho: Arday soo bandhigtay cilmi-baaris la xiriirta caafimaadka ilkaha
- Wareysi: Buugga Habka Cilmi Baarista Taariikhda Soomaalida ee Prof. Maxamed Mukhtaar
Comments are closed.