Press "Enter" to skip to content

Kenya oo malaayiin lacag ah ku bixineyso la-dagaallanka Al-Shabaab

GAARISA — Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab. Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay in kowda bish soo socota ee July dib loo furi doono xarunta qaadashada baasaboorka Kenya ee ku taalla magaalada Gaarisa.

Wariyaha VOA, Maxamed Faarax Shire, ayaa warbixintan ka soo diray Gaarisa. 

 

Comments are closed.