Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed,…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furtay Mashruuca Barnaamijka Wadajirka Nabadda iyo Ilaalinta Haweenka ee (WPP-II), kaas…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta iyo cayimidda maalinta doorashada…
Muscat,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali ayaa magaalada Muscat ee Dalka Cumaan kula kulmay hoggaanka sare…
,(SONNA):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Xuquuqul Insaanka Drs.…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ka daah-furay tababar loogu talagalay howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka…
Beijing (SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, H.E. Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa kulan wax-ku-ool ah la qaadatay masuuliyiinta Hay’adda Sahanka Juqraafiyeed ee Shiinaha…
Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Tom Fletcher Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah oo hore ugu dagaallamay gobolka Mudug, kaas oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin,…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga. Wejigan labaad…

