Muqdisho (SONNA): Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu sameysay carruur agoon…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Muqdisho H.E. Wang Yu, iyagoo…
Muqdisho (SONNA): Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Hawlgalka…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr Maryam Qasim, ayaa maanta kulan la qaadatay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Sandra Lattouf, si…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka dib-u-eegista hannaanka dowladnimada iyo maamul-wanaagga ee la xiriira hay’adaha amniga dalka,…
Baydhabo (SONNA): Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Musharax…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda UN Women, oo…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Cumaan, intii…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat kulan kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan iyo Soodimaha Qaranka ayaa Maanta Diwaangalinta Codbixiyaasha ka bilaabay Magaalada Galbarwaaqo ee Gobolka Mudug oo ka tirsan Degmada Hobyo. Maamulka…

