Muqdisho(SONNA): — Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah…
Johannesburg – (SONNA ) wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada Johannesburg…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wada hadal dhanka telefoonka ah la yeeshay…
Shabeellaha Hoose, Arbaco, 29 Abriil 2026: — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa 72-dii saac ee la soo dhaafay fuliyay hawlgal qorshaysan…

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
Vancouver-Canada –(SONNA)-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo ka socday xiriirrada kubadda…
Nairobi-Kenya-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay munaasabadda daahfurka Istaraatiijiyadda Tallaalka Qaaradda Afrika oo…
Addis Ababa (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga SDG6 ee madasha…
Muqdisho (SONNA): Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay dhex martay bulshada…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka ee wadamada ku mideysan…
Baydhabo – 29 Abriil 2026: Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku…
