Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kulan la qaatay iskaashatooyinka ka howlgala gobolkaas, waxaanna kulanka looga hadlay xaaladda Iskaashatooyinka iyo daruufaha kala duwan ay wajahayaan.…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula qaatay wafdi sare oo ka socday…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka diray qalabkii loogu talagalay qabashada doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhici doona deegaannada Dowlad…
Muqdisho,Soomaaliya,05 May 2026:— Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay faafinta warar aan sal iyo raad…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Cadaallada iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Burkina Faso, kadib markii uu casuumaad rasmi…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo xirtay tababar socday laba maalmood oo ku saabsanaa…
Muqdisho(SONNA);-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo qaban qaabisay kulan wadatashi ku saabsan badbaadada waddooyinka iyo maareynta saxmada, waxaana lagu qabtay xarunta dhexe ee…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud…
Muqdisho,(SONNA):- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Agaasimaha Waaxda…

