Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo uu weheliyo Taliyaha Xabsiga Dhexe Gen. Daahir Cabdulle Raage, ayaa booqday Wasaaradda Awqaafta iyo…
Muqdiaho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), isagoo gudanaya waajibaadkiis sharci ee ku xusan Qod, 56-aad ee Dastuurka JFS iyo Qod,…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda…
Muqdisho(SONNA)-Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo warbaahineed oo…
Baydhabo(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cali Cabdullaahi Isaaq, ayaa maanta guddoomiyey shir ay isugu yimaadeen Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed.…
Muqdisho(SONNA):-Magaalada Madiina waxaa maalintii saddexaad soo gaaraya xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 1447 Hijriya. Howl-wadeennada Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa halkaas ka wada soo dhoweynta…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo…
Vancouver (SONNA): Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ahna guddoomiye ku-xigeenka CECAFA, oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee xiriirka Dr.…
Muqdisho, (SONNA) — Xafiiska KMG ah ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweeyey martiqaadka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay…
Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka iyo wasakhda xilliga roobabka da’aya, isla…

