Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Tripoli Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Liibiya,…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisal waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo qadka Taleefanka kula hadlay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ugu…
Galcad (SONNA): Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Cabdirisaaq Aaden Warsame (Xusul) ayaa maanta gaaray deegaanka Masagawaa oo ka tirsan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa…
Tripoli,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb galay munaasabadda dib u…
Muqdisho(SONNA):-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa si rasmi ah ula kulmay Raktarka…
Muqdisho(SONNA);-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna safiirka aan deggenayn ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Belarus,Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr, ayaa si rasmi ah…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa abaaro 23:40 PM ku guuleystay in…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Liibiya, Mudane Daahir…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee…
Trioli (SONNA): Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Cabdisalaam Cali ayaa kormeer ku tegay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Tripoli. Kormeerka ayaa qayb…

