Geneva (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira dhal ah kula…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey horumarinta…
Baydhabo-(SONNA)-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha…
Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan amniga, dardargalinta hawlaha Xukuumadda…
Istanbul-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General Hassan Daoud…
Ouagadougou (SONNA): Madaxweynaha Burkina Faso mudane Kabtan Ibrahim Traoré ayaa maanta qaabilay wasiirka amniga dowladda FS Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hogaaminayo, iyaga…
Istanbul (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta bandhigga ee shirkadda ASFAT, intii lagu guda…
Tunis (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), ahna Safiirka aan degganayn ee dalka Tunisia, ayaa maanta…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta…

