Inka badan 20 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ayaa lagu dilay 'hawlgal qorsheysnaa' oo ka dhacay deegaanka Beledul Amiin ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu xaqiijiyay…
Deegaanno badan oo ka mid ah Puntland ayaa waxaa dhawaan markii ugu horreysay ka qabsoomay doorasho qof iyo cod ah oo ay dadka kusoo doorteen…
Xeer ilaalinta Somaliland ayaa u gudbisay Golaha Wakiillada ee Somaliland in la laalo xubinnimadii Golaha Wakiillada ee guddoomiyaha golahaas Cabdirissaq Khaliif Axmed oo ku sugan…
Sannadihii ugu dembeeyay isbedelka amni ee ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sababay in dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed ay abuuraan naadiyo…
Kadib bilo ay Soomaaliya ka socdeen dagaallo iyo kacdoon ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo degaano badan looga saaray, waxaa bilihii ugu dambeeyey hakaday gulufkii…
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga Daahfuray xarunta socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ee magaaladaasi taas oo dadku ay ka heli doonaan baasaboorrada iyo adeegyada kale ee…
Ciidamada ammaanka gobolka Mudug ayaa sheegay in ay kala dhex-galeen beelo Sabtidi uu dagaal ku dhexmaray meel u dhaw tuulada Af-barwaaqo oo qiyaasti 200km dhanka…
Magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubaland waxaa lagu soo gaba-gabeeyey shirweynaha qaran ee Arrimaha Bani’adannimada. Sii akhri
Ciidamada Uganda ayaa dib u qabsaday saldhiggii ay ku lahaayeen magaalada Buulo Mareer oo ay kusoo weerareen maleeshiyaadka al-Shabaab 26-kii bishii May ee aynu soo…
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay 10 maleeshiyaad ah oo ay sheegeen inay kasoo goosteen ururka al-Shabaab. Maleeshiyaadkan ayaa…








