Ciidamada ammaanka gobolka Mudug ayaa sheegay in ay kala dhex-galeen beelo Sabtidi uu dagaal ku dhexmaray meel u dhaw tuulada Af-barwaaqo oo qiyaasti 200km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Gaalkacyo.

Wareysi: Xog ku saabsan dagaal beeleed ka dhacay Mudug
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.