Press "Enter" to skip to content

Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo xafiis ka furatay magaalada Kismayo

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga Daahfuray xarunta socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ee magaaladaasi taas oo dadku ay ka heli doonaan baasaboorrada iyo adeegyada kale ee socdaalka sida ay sheegeen madax ka tirsan hay’adda socdaalka  iyo Jubbaland.

Comments are closed.